MAANHADAL: Maalmaha Xoriyada& 60 Sano kadib (dhegayso)

Maanta waxay taaariikhdu ku beegantay sanad guuradda 60’aaad ee kasoo wareegtey markii u horeysey ee calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taago dhul Soomaaaliyeed, hadaba Xoriyada sidee ku timi? lixdan sano kadib halkee joognaa? waa maxay farqiga u dhexeeya 26 June iyo 1 July? halkee salka ku haysaa sheekada oranayssa midowga la dal? muxuu ahaa calanka Hargeysa laga taagey 26 June 1960?

Waa mowduuca barnaamijka Maanhadal aan ku falanqaynayno maaanta, barnaamijka waxaa marti ku ah taariikh yahano, waayeel soo jireen ah iyo goobjoogayaal usoo taagnaa wax walba oo dhacayey 1950 ilaa 1960 kii.

Barnaamijka Waxaa Xarunta Daljir ee Garoowe ka soo jeedinaya Wariye Khadar Cawl ismaacil.

Hoos kaga bogo.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com