MAANHADAL: Khudbadii madaxweyne Deni ee uu kaga hadlay xaaladda guud ee Puntland iyo doorashada Soomaaliya 2021 (dhegayso)

MAANHADAL: Khudbadii madaxweyne Deni ee uu kaga hadlay xaaladda guud ee Puntland iyo doorashada Soomaaliya 2021 (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal iyo maanta waxaan ku saabsan yahay khudbadii madaxweynaha ee PDRC Talks ee ku saabsanayd xaaladda guud ee Puntland iyo doorashada Soomaaliya 2021.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com