Site icon Radio Daljir

MAANHADAL: Khilaafka u dhaxeeya Dowladaha Somaaliya & Kenya

Khilaafka u dhexeeya dowladdaha Somaaliya kenya ayaa meel sare gaaray xili dowladda Somaaliya Muqdisho ka eriday safiirki somalia u joogay kenya,halka wadatashiyo ugu yeertay safiirkii somaaliya u joogay kenya.

Dowladda Somaaliya ayaa ku eedeysay kenya inay ku xadgubtay midmida & xasiloonida gobalada dalka,iyddo dowladdu ku tilmaamtay Nairobi inay noqotay meesha lagaga soo duulo somaaliya.

Dowladda ayaa ku eedeeysay ciidamada Kenya ee AMISOM qeybta ka ah inay khalkhal galin amni ka wadaan gobollada ay dalka ka joogaan.

siyaasiyiinta somaliyeed ayaa amiinsan inay dowladda ay soo dhaweystay Itoobiya kenyana cadow ka dhigatay.

Barnaamijka Waxaa marti ku ah Aqoonyahano iyo xildhibaano hore,waxaana Barnaamijka Xarunta Radio Daljir ee Bosaaso ka soo jeedinaya Wariye Maxamed Lakiman.

Hoos kaga bogo.

https://soundcloud.com/user-995878235/maanhadal-boss-m-lakiman-4-dec-2020

Exit mobile version