MAANHADAL: Khilaafka Guddoonka Barlamaanka iyo Xildhibaanada DFS xaggee ku danbeyn doona? (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystayaal meel walba oo aad joogtaan, kuna soodhawaada Barnaamijkii Maanhadal oo ah barnaamij todobaadle ah oo an ku falaanqeyno xaaladda dalka.

Barnaamijka todobaadkan waxa aan ku eegaynaa khilaafka Barlamaanka Federaalka gaar ahaan Guddoonka Aqalka Hoose, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, iyada oo Xildhibaano ka badan 200 la sheegay in ay Mooshin ka gudbiyeen Jawaari.

Barnaamijka waxaa ka qaybgalaya masuuliyin iyo xildhibaano barlamaanka Soomaaliya ka tirsan, waxaana Xarunta Daljir Boosaaso ka soojeedinaya Axmed sheekh Maxamed (Tallman).

Hoos ka dhegayso.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com