Site icon Radio Daljir

MAANHADAL: Doodda baarlamaanka ee hay’adda shaqaalaha rayidka (dhegayso)

Golaha wakiilada Puntland ayaa kala diray maalinimadii shalay hay’adda shaqaalaha rayidka Puntland, kadib markii lagu eedeeyey musuqmaasuq iyo nidaam xummo maamul.

Fadhigii baarlamaanka ee shalay ayaa waxaa isku dhex casilay masuul katirsan hay’adda oo qiray inuu jiro musuqmaasuq gaamuray oo hay’adooda kajira, uuna go’aansaday inuu shaqada ka tago.

Hoos kadhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b51cfbf0401009ac50f31e2/warka.mp3?_=1
Exit mobile version