Site icon Radio Daljir

MAANHADAL: Marxaladda cusub ee uu wajahayo Geeska Afrika (dhegayso )

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soodhawadda Barnaamijka Maanhadal oo ah Barnaamij todobaadle ah oo lagu falaanqeeyo xaaladda dalka iyo arrimaha siyaasadeed ee markaas taagan.

Todobaadkan Barnaamijka waxaan uga hadlayna marxaladaha cusub ee uu wajahayo Geeska Africa.

Barnaamijka waxaa xarunta Daljir ee Boosaaso ka soojeedinaya wariye Axmed sheekh Maxamed (Tallman).

Hoos ka dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b9253c0040100933e1a2bfe/Maanhadal+Axmed+Sheekh+Maxamed+Tollman+.mp3?_=1

 

Exit mobile version