MAANHADAL iyo Jamaal Faarax Aadan: Kala Lahaanshaha Daaqa Deegaanka Mudug (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii Maanhadal oo ah todobaadle maalin walba oo Jimce ah aad ka maqashaan xarumaha Daljir, waxaana maanta soojeedinaya Jamaal Faarax Aadan (JFA),.

DHEGAYSO


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

3 responses to “MAANHADAL iyo Jamaal Faarax Aadan: Kala Lahaanshaha Daaqa Deegaanka Mudug (dhegayso)”

  1. Farax bakayle

    Runtii mudug WAxay u baahan rahay doodo kuwaan oo kala ah si dad ku is fahman
    Aan wada hadalno wadalno waa aan heshiino

  2. Jamal

    Runtii waa barnaamij cajiib ah

  3. burhan faantule

    mansha allah aan wada hadalo waa aan heshiino. anugu waxaan oran lahaa maanhdl halagu sodaro inay doodaad madaxweynayaasha iyo dumarkuba si bulshada hormar logu helo.
    dhalinyaradana hala doodsiiye ayagaa leh mustaqbalka dalkaane.

U Jawaab Farax bakayle Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com