MAANHADAL iyo Jamaal Faarax Aadan (dhegayso)

MAANHADAL iyo Jamaal Faarax Aadan (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii Maanhadal oo ah todobaadle maalin walba oo Jimce ah aad ka maqashaan xarumaha Daljir, waxaana maanta soojeedinaya Jamaal Faarax Aadan (JFA), waxaana ka qayb gelaya Nabadoon Cali Diiriye Aloore Iyo Nabadoon Yaasiin Cabdisamad.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • farmaajo Hadii uu yimaado puntland isbadal wayn ayaa ladareemi lahaa sida jabuuti ookale mahadsanid

  • maryan xasan 7 years ago

    runtii barnaamijka maanhadal waa barnaamij tayo leh waxan Oran lahaa wariye jamaal farax Adam ban si khaas ah uga mahad celin malin walba asagaa daadaheeya wuxuuna ka hadlaa warar sugan oo Ku salaysan xaqiiiqda alle ha dhowro wariye Jamaal radio daljir guuud ahaantiina waxad tihiin BBC puntland

  • Ahmed 7 years ago

    Waa mawduuc xamaasad iyo cunsurinimo weheliso guubaabo colaadedna muujinaya dooda

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com