MAANHADAL iyo Jamaal Faarax Aadan (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii Maanhadal oo ah todobaadle maalin walba oo Jimce ah aad ka maqashaan xarumaha Daljir, waxaana maanta soojeedinaya Jamaal Faarax Aadan (JFA), waxaana ka qayb gelaya Nabadoon Cali Diiriye Aloore Iyo Nabadoon Yaasiin Cabdisamad.

Hoos ka dhegayso


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

3 responses to “MAANHADAL iyo Jamaal Faarax Aadan (dhegayso)”

  1. Ali

    farmaajo Hadii uu yimaado puntland isbadal wayn ayaa ladareemi lahaa sida jabuuti ookale mahadsanid

  2. maryan xasan

    runtii barnaamijka maanhadal waa barnaamij tayo leh waxan Oran lahaa wariye jamaal farax Adam ban si khaas ah uga mahad celin malin walba asagaa daadaheeya wuxuuna ka hadlaa warar sugan oo Ku salaysan xaqiiiqda alle ha dhowro wariye Jamaal radio daljir guuud ahaantiina waxad tihiin BBC puntland

  3. Ahmed

    Waa mawduuc xamaasad iyo cunsurinimo weheliso guubaabo colaadedna muujinaya dooda

U Jawaab Ali Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com