Site icon Radio Daljir

MAANHADAL: Heshiiska Somaliland & Khaatumo Garabka Cali Khaliif (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii Maanhadal oo ah todobaadle maalin walba oo Jimce ah aad ka maqashaan xarumaha Daljir, waxaana maanta soojeedinaya Jamaal Faarax Aadan (JFA).

Barnaamijka todobaadkaan waxaa diiradda lagu saarayaa heshiiskii dhowaan magaalada Hargeysa ku dhexmaray maamulka Soomaaliland iyo hogaamiyayaasha Khaatumo.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59561684060100eeed27ac5f/MAANHADAL_30_JUN_2017_JFA_Gaalkacyo.mp3?_=1
Exit mobile version