MAANHADAL: Heshiiska Somaliland & Khaatumo Garabka Cali Khaliif (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Heshiiska Somaliland & Khaatumo Garabka Cali Khaliif (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii Maanhadal oo ah todobaadle maalin walba oo Jimce ah aad ka maqashaan xarumaha Daljir, waxaana maanta soojeedinaya Jamaal Faarax Aadan (JFA). Barnaamijka todobaadkaan waxaa diiradda lagu saarayaa heshiiskii dhowaan magaalada Hargeysa ku dhexmaray maamulka Soomaaliland iyo hogaamiyayaasha Khaatumo. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59561684060100eeed27ac5f/MAANHADAL_30_JUN_2017_JFA_Gaalkacyo.mp3

DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal oo looga hadlayo ammaanka Mudug iyo Qaraxyadii Galkacyo.
MAANHADAL: Maxaa loo hadal hayaa wareegtooyinka Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud
MAANHADAL: Puntland oo looga diyaargaroobayo doorashadda Golayaasha Deegaanka & Dagaalka Laascanood

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii Maanhadal oo ah todobaadle maalin walba oo Jimce ah aad ka maqashaan xarumaha Daljir, waxaana maanta soojeedinaya Jamaal Faarax Aadan (JFA).

Barnaamijka todobaadkaan waxaa diiradda lagu saarayaa heshiiskii dhowaan magaalada Hargeysa ku dhexmaray maamulka Soomaaliland iyo hogaamiyayaasha Khaatumo.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • mohamud Abdifatah mohamud 7 years ago

    Fadlan golis waxan dirayaa,fariin ah arintaas perpired waxa mooda in u aad dhaminaya marka lugu shubaya telka marka arintaas waxa laga rabaa xal fiican laga gaaro dadka laga raqiisaya 025 cent in laga dhaga 15 daqiiqo, mahadsanid

DISQUS: