Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii Maanhadal oo ah todobaadle maalin walba oo Jimce ah aad ka maqashaan xarumaha Daljir, waxaana maanta soojeedinaya Jamaal Faarax Aadan (JFA).
Barnaamijka todobaadkaan waxaa diiradda lagu saarayaa heshiiskii dhowaan magaalada Hargeysa ku dhexmaray maamulka Soomaaliland iyo hogaamiyayaasha Khaatumo.
Dhigaal Cusub
« RW Khayre,”Beesha Caalamku Waxay U Soo Jeensatey Soomaaliya”
« RW Khayre,”Beesha Caalamku Waxay U Soo Jeensatey Soomaaliya”
Dhigaal Duug ah
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso) »
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso) »