MAANHADAL: Isbadalka cimilada iyo duufaanada soo noqnoqday ee Puntland (dhegayso)

MAANHADAL: Isbadalka cimilada iyo duufaanada soo noqnoqday ee Puntland (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal iyo maanta waxaan ku saabsan Isbadalka cimilada iyo duufaanada soo noqnoqday waa mushkiladaha ugu wayn ee dunida kajirta maanta, Soomaaliduse dhir badan ayay jarayaan qaarna dibadda loo dhoofiyo, qaarna lagu shido dhuxusha, haddaba kaalinta bani’aadamka uu ku yarayn karo musiibooyinka gacantisu ku samaysanayo ayaa lagu falanqayanyaa.

 

Barnaamijka waxaa Istuudiyaha Daljir ee Boosaaso ka soo jeedinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin.

Dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com