MAANHADAL: Heshiiska Dekadda Berbera iyo xadgudubka Imaaraadka Carabta (dhegayso)

MAANHADAL: Heshiiska Dekadda Berbera iyo xadgudubka Imaaraadka Carabta (dhegayso)

Kulanti Wacan dhegaystayaal. Ku soodhawadda Barnaamijkii xiisaha badnaa ee Maanhadal oo ah Barnaamij Todobaadle ah, aana ku soo qaadano hadba qodobka siyaasadeed ee taagan isbuuca.

Barnaamijka Maanhadal todobaadkan waxaan uga hadli doona heshiiskii saddex Geesoodka ahaa ee u dhaxeeyey Dowladda Imraadka, Itoobiya iyo Somaliland, kuna saabsanaa Dekadda Berbera, iyada oo Dowladda Federaalka Soomaaliya si kulul uga soo horjeestay.

Axmed Sheekh Maxamed (Tallman) ayaa Boosaso ka soojeedinaya Barnaamijka Maanhadal ee maanta.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com