MAANHADAL: Gaas iyo Camey “Yaa ku Qaldan Magacaabista Guddiga yaa se ku Saxsan?” (dhegayso )

Kulanti wacan dhegaystayaal ku soodhawadda Barnaamijka Maanhadal  ee Radio Daljir oo maanta ku saabsan khilaafka hareereeyey magacaabista Guddiga Khilaafaadka Doorashada Puntland iyo ahmiyada uu guddigan u leeyahay  doorashada Puntland.

Barnaamijka oo idinkaga imaanaya xarunta Dajir Bosaaso waxaa inoo daadihinya Axmed Sheekh Maxamed Tollmaan, waxaana marti noogu ah Nabadoon Khaliif Aw-Cali oo iska casilay guddigii dooraahada ee Madaxwayne Kuxigeenka Puntland u magacaabay, Cabdullaahi Jaamac oo ah wasiir kuxigeenkii hore ee dekedaha Puntland iyo Cali Xaaji Siciid oo bare ka ah jaamacadda Badda Cas.

Hoos kaga bogo


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

2 responses to “MAANHADAL: Gaas iyo Camey “Yaa ku Qaldan Magacaabista Guddiga yaa se ku Saxsan?” (dhegayso )”

  1. Abti yariisoow

    Awood buu u leeyahay in uu magacaabo oo waa wax lagu soo dhaqmayey lab bini aadam oo ka horeeyey baa ku dhaqmayey kamana
    Aydan hadlin waxaad hada ku mucaaradayso waa qof u hillin tolkeey marka aamina hadii aad diido u feker berito taada yaad marin doontaa aan fekerno taas
    Hadii rabi idmo aamin ilaahaaga
    Gudigaaga ha u gefin amin iyaga
    C a mee y waa laba goor inta
    Looga yeerey xamar fasax la aan uu baxay waana sida uu u dhaqmayo
    Goortani saan rabno yaanan u hadlin ee sida sharcigu yahay aan u dhaqano
    Waad mahadsantihiin

  2. nuurkanederland

    Ha ilaawin Digniintaydii.
    ISIS=Israeli Secret Intelligence Service.

U Jawaab nuurkanederland Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com