Dowladda Imaaraatka Carabta iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya ayaa waxaa wali u dhaxeeyo khilaaf siyaasadeed iyadoo xiriirkoodu sii xumaaday, kadib markii ay dowladda Soomaaliya qabatay lacag dhan sagaal miyan iyo bar doolar.
Madaxwaynayaasha Puntland iyo Jubaland ayaa ku sugan dalka Isutagga Imaaraatka Carabta, iyadoo ay dowladda Imaaraatka Carabta ay horay heshiisyo ula gashay Puntland oo lagu horumarinayo dekedda iyo ciidamada badda Puntland.
Barnaamijkeena Maanhadal ayaa todobaadkan lagu faalaynayaa arimahaasi, waxaana kaqaybgalaya xildhibaano katirsan baarlamaanka Puntland, aqoonyahano iyo siyaasiyiin.
Hoos kadhagayso Axmed Sh, Maxamed Tallman ayaa inala socod siinaya.
U Jawaab Puntlander Buri halceliska