MAANHADAL: Doorashooyinkii is khilaafsanaa ee ka dhacay Jubaland iyo halka uu xaalku ku dambayn doono (dhegayso)

MAANHADAL: Doorashooyinkii is khilaafsanaa ee ka dhacay Jubaland iyo halka uu xaalku ku dambayn doono (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan ku soo qaadan doonaa, Aragtida doorashooyinkii isgarab socday ee Kismaayo ka dhacay iyo dowladda dhexe oo lagu eedeeyo inay dowlado kalle ay usoo kaxaysatay in doorashooyinka lagu khalkhalgeliyo?

Hadaba maxay sidaasi Jubaland muhiim ugu tahay? Muxuuse xaalku ku dambayn doonaa?

wariye Axmed Sheekh Maxamed Tollman ayaa soo jeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com