MAANHADAL: Difaaca iyo Doorashooyinka Puntland (dhegayso)

MAANHADAL: Difaaca iyo Doorashooyinka Puntland (dhegayso)

Barnaamijka Maanhadal ee Jimcaha Radio Daljir oo aan ku falanqeyno arimaha ugu hadal haynta badan ee todobaadka ayaa waxaa maanta uu ku saabsanyahay difaaca Puntland iyo doorashooyinka Puntland oo shan bilood ay ka harsantahay.

Xildhibaan hore ahna siyaasi Cabdi Barre Yuusuf Jibriil oo jooga Muqdisho, siyaasi Cabdi Daahir Yuusuf Yeey oo jooga Mareykanka , nabadoon Cabdiqani oo ku sugan Sanaag iyo qaar ka mid ah dhagaystayaasha radio Daljir ayaa ka qaybgalaya.

Hoos kadhegayso dood xiiso badan

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com