Maanhadal: Dhulka Puntland ee Somaliland Doorashadda kasamaynayso Maxaa Xigi doona ? Dood Kulul (dhegayso)

Ku soodhawaada barnaamijkii Maanhadal oo inta badan looga hadlo mowduucyo xasaasi ah, waxaana todobaadkan ku soo qaadanaynaa olalaha diwaangalinta iyo doorashooyinka uu maamulka Somaliland kawaddo dhulka Puntland ,waxaana Dooda todobadkan ka qayb galaya masuuliyin dowladda Puntland katirsan iyo Siyaasiyin kaso jeeda gobaladda Sool,Sanaag iyo Cayn.

dhegayso Barnaamijka Waxaa Xarunta Daljir Boosaaso Kasoo jeedinaya Axmed Sheekh maxamed (Tall Man)


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com