Site icon Radio Daljir

MAANHADAL: Caleemasaarka Madaxweyne Axmed Madoobe & Xaalka Maanta ee Soomaaliya ( dhegayso | daawo )

Kulanti wacan oo wanaagsan waana maanta iyo MAANHADAL. Barnaamijka waxa aan maanta ku faaqidi doonaa caleemasaarka madaxweynaha Jubaland iyo xaalka Soomaaliya ee maanta iyo waliba xiriirka sii xumaanaya ee Jubbaland iyo DFS iyo Dowlad Goboleedyada?

Maanhadal waxaa maanta Daljir Bosaaso ka soojeedinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin.

Hoos kaga bogo.

Hoos ka daawo Barnaamijkoo muqaal ah.

Exit mobile version