MAANHADAL: Ansixinta miisaaniyada Puntland ee sannadka 2019 (dhegayso)

MAANHADAL:  Ansixinta miisaaniyada Puntland ee sannadka 2019 (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan kusoo qaadan doonaa ansixintii Miisaaniyada Puntland ee sagaalka bilood ee soo socota iyo dooddii Xildhibaanada.

Miisaaniyadda Puntland ee la ansixiyay oo aan inta badan lagu dhaqmin ayaa ah $54,000,450 (konton iyo afar milyan afar boqol iyo konton kun oo USD).

Hadaba barnaamijka waxaa soo jeedimaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin oo ku sugan istuudiyaha Daljir ee Bosaaso.

Hoos kaga bogo.


FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com