Muuqaalka Bulshada: Isticmaalka iyo ganacsiga maandooriyaha oo ku soo badanaya magaalooyinka waawayn ee Puntland (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada: Isticmaalka iyo ganacsiga maandooriyaha oo ku soo badanaya magaalooyinka waawayn ee Puntland (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa taxane maalinle ah oo aan khadka u furno bulshada Soomaaliyeed ayaga oo fikirkooda ka dhiibta hadba marxaladda taagan, mid siyaasadeed, diined iyo mid dhaqaaleba.

Barnaamijku  waxaa maanta diirada lagu saaray  isticmaalka iyo ganacsiga maandooriyaha oo ku soo  badanaya magaalooyinka waawayn ee Puntland iyo falal lid ku ah amniga oo maalmahaan ka dhacay magaalooyinka Bosaaso, Garoowe iyo Gaalkacyo.

Wariye Xasan Heykal ayaa barnaamijka Bosaaso ka soo jeedinaya.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com