Maan Hadal: Afar Sanno kadib, maxaa ka qabsoomay balanqaadyadii Madaxwaynaha Puntland?

Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa todobaadka soo socda u dabaal degi doona sanadguuradiisii afaraad ee markii uu ku guulaystay doorashadii madaxtinimo ee kadhacday Puntland sideeddii Janaayo ee sanadkii 2014kii.

Madaxwaynaha ayaa kahor inta uu qaban xilka waxaa uu sameeyey balanqaadyo badan oo uu sheegay inuu fulin doono haddii uu ku guulaysto hogaanka Puntland, waxyaabo badan oo qabsoomay iyo waxa madaxwaynaha aan ka qabsoomin balanqaadkiisa ku dhagayso doodda Maanhadal ee Jimcaha idiinkaga imaanaya xarunta Daljir ee Bosaso, waxaana inoo soo jeedin doona Axmed Sheekh Maxamed Tallman.

 


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com