Maamulka Somaliland oo War Culus ka soo saaray mudo kordhinta Hay’adaha Dowladda Soomaaliya

Maamulka Somaliland oo War Culus ka soo saaray mudo kordhinta Hay’adaha Dowladda Soomaaliya

Soomaliland ayaa qoraal rasmi ah oo ay kasoo saartay xiisadda siyaasaddeed ee Soomaaliya, waxay walaac kaga muujisay xaaladda hadda ka dhex taagan dawladda iyo mucaaridka.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda ee Jamhuuriyada Iskeed Madaxbanaanida ugu dhawaaqday ee Soomalailand ayaa lagu yiri :

“Ismari-waagga siyaasaddeed ee maanta jira ayaa u muuqda mid khatar buuxda ku ah amniga iyo xasiloonida gobolka taasi oo dhibaato hor leh abuuri karta.”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com