Maamulka Puntland oo canbaareyey dilalka iyo dhibaatoyinka Soomaalida Koonfur Africa

?Garowe, June-8-2013,Wasiirku xigeenka wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Puntland Siciid? Daahir? Qodax ayaa sheegay dowladda Puntland inayka walaacsan tahay ?dhibaatooyinka Soomaalida loogu geysanayo koonfurta Afrika, waxaana uu canbaareyey ?dilalkii ugu dambeeyay ee sida naxariis darada loogu geystay muwaadiin Soomaaliyeed ee dalkaasi kusugan.

Hadalkaan ayaa wasiirku ka sheegay tobabar loosoo xirayay qaar kamid ah dhalinyarada ku midaysan dallada dhalinyarada gobolada Puntland oo muddo 5 beri lasiinayay ?tababarka la xiriira hogaaminta,

Dhinaca kale wasiirku xigeenku wuxuu hay?addaha xuquuqda aadanaha ku eedeeyay sababta aysan uga hadlin dhibaatooyinka Soomaalida dalkaas looogu geysanayo.

Qeybaha kala duwan ee Soomaalida ayaa maalmihii ugu danbeyey siyaabo kala duwan u canbaaraynayey dhibaatooyinka lagu haayo Soomaalida kusugan waddanka koonfur Africa

?

Diwaanka warark

Daljir Garowe

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com