Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay shaqaale la afduubay

Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay shaqaale la afduubay

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay sadex qof oo u shaqaynayay hay’ad gargaar oo ka howlgasha deegamaada Koonfur Galbeed Soomaaliya lagu afduubtay shalay gelinkii dambe duleedka magaalada Baydhabo.

Afhayeenka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya sadex ruux ee la afduubtay oo ahaa Soomaali, dumarna ahaa  ay u shaqaynayeen hay’adda GREDO oo ka howlgasha deegaamada Koonfur Galbeed.

Waxaa uu sheegay inay ku jireen arimaha shaqo ee hay’adda.

Majirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka Al-shabaab oo horay sidaan oo kalle shaqaale u shaqaynayay hay’adda GREDO afduubtay balse markii dambe ku siidaayay lacag madaxfurasho.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com