Maamulka Jubbaland iyo Ciidanka AMISOM oo ka heshiyeey qorshe lagu sugayo Amniga goobaha doorashada (dhegayso)

Maamulka Jubbaland iyo Ciidanka AMISOM oo ka heshiyeey qorshe lagu sugayo Amniga goobaha doorashada (dhegayso)

Maamulka Jubbaland iyo ciidanka nabad ilaalinya ee Amisom ayaa ku heshiiyey qorshe lagu sugayo amniga doorashada Jubbaland, arrintan ayaana timid ka dib markii ay maanta magaalada Kismayo gaareen wafti ballaaran oo ka socda urur goboleedka IGAD iyo Saraakiisha sare ee ciidanka nabad ilaalinta ee Amisom sida uu Radio Daljir u sheegay wasiirka Warfaafinta ee dawladda Jubbaland Md. Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed ” Baraale”.

Docda kalena wasiirka ayaa beeniyey warar ay warbaahinta qaarkeed qoreen oo sheegaya in maamulka J/Land uu caburinayo murashixiinta la tartamaya, taas oo wasiir Baraale uu ku tilmaamay been abuur iyo wax la dhoodhoobay.

Wasiirka oo jooga magaalada Kismaayo ayaa khadka telefoonka ugu warramay Axmed Sh Maxamed Tallman oo ku sugan Studiyeheenna Daljir Garowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com