Site icon Radio Daljir

Maamulka Jubaland oo dhaqan celi usamaynaya dhalinyarada ka soo baxda Al-shabaab

Wasaarada Amniga Jubaland ayaa wada qorshe lagu xaraynayo dhalinyarada ka soo goosta kooxda Al-shabaab .

Jubbaland ayaa sheegtay in magaalada Kismaayo laga hirgaliyay  dugsiga tababarka iyo dhaqan celinta dhalinyarada laqalday .
https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b854f9d010100f80634bb20/jubaland+.mp3?_=1
Exit mobile version