Maamulka iyo Waxgaradka Degaanka Xeraale ee Gobalka Galgaduud oo Qaadacay Heshiiskii Galmudug & Ahlusunna (dhegayso)

Maamulka iyo Waxgaradka Degaanka Xeraale ee Gobalka Galgaduud oo Qaadacay Heshiiskii Galmudug & Ahlusunna (dhegayso)

Kulan maanta ay ku yeesheen Waxgaradka iyo Maamulka Degaanka Xeraale ee gobalka Galgaduud ,ayaa waxay kaga soo horjeesteen Heshiiskii dhawaan Jabuuti kuwadda Gareen Maamulka Galmudug iyo Ahlusunna ,kaas oo ay ku shegeen in aysan Raali ka ahayn.

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintan Kaso diray Cabudwaaq

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com