Site icon Radio Daljir

Maamulka iyo Taliska Cusub ee gobalka Mudug oo xilka la wareegay(dhegayso)

Munaasabada Xilwareejinta Maamulkii hore ee gobolka iyo maamulka cusub ee gobolka mudug iyo Taliyayasha cusub Ee Qeybta Gobolka Mudug ayaa lagu qabtay Magaaladda Gaalkacyo.

Munaasabadda oo ka dhacday xarunta madaxtooyada Puntland ee galkacyo,Waxaa ka qayb galay wasiiro, xildhibaano heer federal iyo heer Puntland saraalkiisha ciidamada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada gaalkacyo ayaa goob joog ka ahaa xil wareejintaasi.

Exit mobile version