Maamulka iyo shacabka Degmada Buurtinle oo isku tashi ku dhisaya laamiga Dhex maray Degmadaasi. dhegayso)

Maamulka iyo shacabka Degmada Buurtinle oo isku tashi ku dhisaya laamiga Dhex maray Degmadaasi. dhegayso)

Maamulka Degmada Buurtinle iyo shacabka ayaa isku tashi ku dhisaya wadada laamiga ah ee dhex marta Bartamaha Degmada oo uu burbur xoogani ka jiro.

Duqa Degmada Buurtinle Maxamed Maxamuud Buurdibi oo waraysi siiyey Radio Daljir ayaa sheegay in wadadaan lagu dhisayo isku tashiga shacabka iyo maamulka iyadoo qayb kamid ahna uu ka qaybqaadanayo mashruuca JPLG.

Gudoomiyaha uu u waramay Jaamac Cabdiraxmaan ayaa marka hore ka waramaya tababar degmada uga socda Golaha deegaanka degmada Buurtinle.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com