Maamulka gobolka Sool oo dadaal ugu jira joojinta xaalufka deegaanka.

Laas-caano, Jan 27- Gudoomiyaha degmada ee gobolka Sool Axmed Xasan Shirre Xayle ayaa maanta shaaciyay in lagu guulaystay xaalufkii lagu hayay dhir jarista degmada Boocame iyo deegaanada ku dhow.


Gudoomiye Xayle oo maanta wareyasi siiyay radio Daljir ayaa sheegay arintaan in ay kadambeysay kadib markii ay sameeyeen wacyi badan iyo dhul baarid lagu wareejiyay dadkii xaalufka ka shaqeysan jiray.


Gudoomiyaha wuxuu sidoo kale ku sheegay wareysigaan in ay degmada Boocome ay saameyn ku yeelatay dagaaladii mudooyinkaan dambe dhex marayay ciidanka Soomalailand iyo kuwa taageera maamulka Khaamtumo ee deegaanka Xudun.


Waxaa gudoomiyaha sidoo kale uu sheegay in ay biyo la?aan baahsani ka jirto degmada Bocome iyo deegaanada miyiga ah, Isagoo dowladda Puntland iyo hay?adaha samafalka ugu baaqey in ay biyo dhaan lasoo gaaraan dadka biyo la?aantu asiibtay.

Diiwaanka Wararka daljir

Laas-caano

(S).
?

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com