Gudoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon oo Waraysi gaar ah siiyay maanta radio Daljir ayaa beeniyay hadalkii ka soo yeeeray Wasiirka wasaarada Biyaha ee maamulka Soomaaliland Saleebaan Cali Koor oo sheegay in 3 qof haraad darteed ay gobolka Sanaagu ugu geeriyoodeen
Gudoomiyaha ayaa sidookale waxa uu uga digay maamulka Soomaaliland in uu soo fara gashado gobolka Sanaag oo ay ka arimiso dowladda Puntland.
Wariye Faadumo Deggen Daahir ayuu uwaramay
U Jawaab sayidcali cabdiraxman cali Buri halceliska