Maamulka gobolka Sanaag oo digniid udiray Soomaaliland (dhegayso)

Maamulka gobolka Sanaag oo digniid udiray Soomaaliland (dhegayso)

Gudoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon oo Waraysi gaar ah siiyay maanta radio Daljir ayaa beeniyay  hadalkii ka soo yeeeray Wasiirka wasaarada Biyaha ee maamulka Soomaaliland  Saleebaan Cali Koor oo  sheegay in 3 qof haraad darteed ay gobolka Sanaagu ugu geeriyoodeen

Gudoomiyaha ayaa sidookale waxa uu uga digay maamulka Soomaaliland in uu soo fara gashado gobolka Sanaag oo ay ka arimiso dowladda  Puntland.
Wariye Faadumo Deggen Daahir ayuu uwaramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • sayidcali cabdiraxman cali 5 years ago

    radio dal jir wuxuu bulshada u hayaa shaqo adag runtii oo miro dhal ah waan bogadinayaa warbaahintu waa dhexdhexaad waana awwoda afaraad ee dalka marka waxaan idinkula talinyaaa hormarka somaliya wuxuu gacanta ugu jira waa sarbaahinta ee udinku si dhaha wakaa dalkiiye mahdsanidiin

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com