Site icon Radio Daljir

Qaraxyada Bossaso lagu Qabtay & Maamulka oo Shir Jaraa’id Qabtay (dhegayso)

Shir Jaraa’id  oo ay si wadajir ah u qabteen gudoomiyaha gobalka Barri Yuusuf Maxamed Waceys (Dhedo), taliyaha qeybta booliska ee gobalka Barri Gaashaanle dhexe Cabdixakiim Yuusuf iyo Duqa Boosaaso Yaasiin Mire ayaa si kulul waxay uga hadleen qaraxyadii lagu qabtay Kontoraalka magaaladaas, kuwaas oo la doonayey in lagu waxyeeleeyo Amniga iyo daganaanshaha gobalka.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/592e94d6030100bf8d63e33f/11.mp3?_=1

  

Exit mobile version