Maamulka gobalka,kan degmadda Gaalkacyo oo ka hadlay kufsi lo geeystay ardayad 12 jir ah (dhegayso)

Maamulka gobalka,kan degmadda Gaalkacyo oo ka hadlay kufsi lo geeystay ardayad 12 jir ah (dhegayso)

Duqa degmadda Gaalkcyo Nabadoon yaasin cabdisamad iyo Guddoomiyaha gobalka Mudug Cabdulqaadir xuseen nuur dirir oo booqday xarunta radio daljir ee gaalkcyo ayaa shacabka ugu baaqay inay is dajiyeen kiska kufsiga gabadha yarna la baarayo.

waxay shegeen in kiskan baaris ku socoto ,shacabkana la doonayo inay kala shaqeyaan sidi loso qaban lahaa koxihii falkaas arxan darada ahaa kadambeyeey.

dhegayso Codka Duqa Gaalkacyo

dhegayso codka Guddoomiyaha Gobalka Mudug

Hoos kadaawo muqaalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • NUURKANEDERLAND 5 years ago

    HA KLAAWIN :-
    I.S.I.S=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    IS NOT MUSLIMS.
    ISIS WORK=GREATER ISRAELI PROJECT & PLANS=(PLAN 1980)..!NO BODDY KNOWS.
    SOMALIYEY IGA GAARSIIYA WIILSHA BUURAHA GALGALA KUJIRA EE LA QALDEY.

  • NUURKANEDERLAND 5 years ago

    TO:-DALJIR.
    KIISKA BAARISTIISA WAA IN LAGA BILAABO REERKA LAFTIISA.WHY?
    MA SUURTO GALBAA!!?
    GURI BAA LAGA AFDUUBTEY DABADEEDNA MAYDKEEDII BAA LASOO HORDHIGEY!!!WAA MADHACDO.EE REERKA LAFTIISA WAA IN LAGA BILAABO BAARISTA KIISKA.
    WAR QOF WAX DILEY MEYDKUU DILEY MASOO QAATO OO MEESHUU KA AFDUUBTEY KUMA SOO CESHEE SEE WAX U JIRAAN!!?.
    HASHANI MAANKAYGA GADAYE MA MAASAAR BAY LIQDEY!!.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com