Maamulka Gobalka Nugaal oo soo bandhigay Timir dhacday oo koonfurta Somaaliya lagu waday (dhegasyo_Sawiro)

Maamulka Gobalka Nugaal oo soo bandhigay Timir dhacday oo koonfurta Somaaliya lagu waday (dhegasyo_Sawiro)

Maamulka gobolka nugaal ayaa dhanka bari ee magaaladda Garoowe ku gubay 50 kartoon oo timir ah kaddib markii lagu qabtay gaari xamuul ah oo kasoo qaaday dekada magaaladda Boosaaso.

Gaarigaan oo wadday badeecado kala duwan oo laga leeyahay gobolladda Koon fureed ee dalka iyo Bartamaha soomaaliya .
Waxaa xabsiga loo taxaabay dadkii arrintaan ku lug lahaa ,waxaana dib loo fasaxay darawalkii gaariga .

Warbixintaan waxaa ka diyaariyay Axmed Sheekeeye

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com