Maamulka gobalka Mudug oo ka hadlay dil ka dhacay bariga gobalka Mudug (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka gobalka Mudug oo ka hadlay dil ka dhacay bariga gobalka Mudug (dhegayso)

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee gobolka Mudug ayaa ka hadlay dil ka dhacay Barigga gobolka Mudug gaar ahaana inta u dhaxaysa deegaanka Godod iyo Ceelb

Dibad-baxyo ka dhashay WhatsAppka oo ka bilaawday Lubnaan
MAANHADAL: ABAARTA IYO BIYO LA’AANTA KA JIRTA DEEGAANNADA KALA DUWAN PUNTLAND
Guddoomiyaha golaha shacabka oo kormeer ku tahay xarunta lagu qabanayo hadal jeedinta musharaxiinta iyo doorashada madaxweynaha

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee gobolka Mudug ayaa ka hadlay dil ka dhacay Barigga gobolka Mudug gaar ahaana inta u dhaxaysa deegaanka Godod iyo Ceelbardaale ee gobolka Mudug.

Maxamed Cumar Afdhuub gudoomiye ku xigeenka labaad ee gobolka Mudug ayaa sheegay 3 Qof oo shacab ah halka dhawac soo gaaray gudoomiyihii degmada Towfiiq ee gobolka Mudug kaasoo isaguna dhawac kasoo gaaray dablay kale oo wadada u galay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: