Maamulka gobalka bari oo amray dhaqangalinta Awaamir soo baxday (dhegayso)

Maamulka gobalka bari oo amray dhaqangalinta Awaamir soo baxday (dhegayso)

Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Abwaan ayaa amray in la dhaqan geliyo go’aamadii kaso baxay golaha xukuumadda ee kahortagista cudurka Cronavirus inuu soo galo deegaanada Puntland.

Abwaan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalo Ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayaa ka hadlay Arrimo badan oo ku aadan xaaladda amaan ee Bosaaso iyo ka hortaga cudurka dilaaga ah ee Coronavirus.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com