Maamulka Gobalka Banaadir oo kulan la qaatay Wafdi kasocda QM (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Gobalka Banaadir oo kulan la qaatay Wafdi kasocda QM (dhegayso)

Maamulka Gobolka banaadir ayaa Maanta waxa uu kulan la qaatay Masuuliyiin ka socda Qaramada midoobey gaar ah madaxa Arrimaha bini'aadannimada . Wax

Madaxwayne Farmaajo oo Garoowe kaga dhawaaqay inay beri tahay 1da bisha Ramadaan
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Puntland oo heshiis kala dhex-dhigtay beelo dagaalamay

Maamulka Gobolka banaadir ayaa Maanta waxa uu kulan la qaatay Masuuliyiin ka socda Qaramada midoobey gaar ah madaxa Arrimaha bini’aadannimada .

Waxa ay ka wada hadleen sidii lagu dardar gelin lahaa dib u celinta qaxootiga soomaaliyeed ee ka soo cararay hoygoodi qaar ka mid ah gobolada dalka.

Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Muqdisho kaso diray Warbixintan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: