MAAMULKA & GANACSATADA TULI GUULEED OO LACAG UGU DEEQAY DANYARTA

MAAMULKA & GANACSATADA TULI GUULEED OO LACAG UGU DEEQAY DANYARTA

Maamulka degmada Tuli Guuleed oo kaashanaya ganacsatada degmada ayaa lacag dhan 296 kun oo Birr ah ugu deeqay qoysas isugu jira danyar iyo barakacayaal iyo waliba carruurta agoomaha ee ku sugan Tuli Guuleed.

Lacagtan loogu deeqay agoomaha, danyarta iyo barakacayaasha Tuli ayaa qayb ka ahayd lacago laga jaray mushahaardka shaqaalaha degmada Tuli Guuleed.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com