Maamulka Galmudug oo Qaylo Dhaan u Diray Hay’adaha Samafalka (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Galmudug oo Qaylo Dhaan u Diray Hay’adaha Samafalka (dhegayso)

Masuuliyiin katirsan Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in wali abaaro xoogan ay kajiraan qaybo kamid ah Galmudug,waxaana ay shegeen in xaaladu ay kasii

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan kula qaatay qaar ka mid ah culimaa’udiinka Koofur Galbeed
Jubaland oo digniin udirtay Kooxo Waraaqo been abuur ah lacago ku qaata
Gormuu furmaya kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka Somaaliya? (Daawo)

Masuuliyiin katirsan Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in wali abaaro xoogan ay kajiraan qaybo kamid ah Galmudug,waxaana ay shegeen in xaaladu ay kasii darayso.

Wasiir ku xigeenka Gargaarka iyo Arimaha Bani’aadanimada Galmudug Mahad Maxamuud Cali ayaa sheegay in deegaanada Galmudug ay waqtigaan ka jirto abaartii ugu darneyd, isla markaana taasi ay u sii dheer tahay Colaado ka dhacay.

Xoolo farabadan ayuu sheegay inay dhamadeen abaarta jirta awgeed,isago baaq u diray hay’adaha gargaarka ee Arimaha samafalka ka shaqeeya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: