Site icon Radio Daljir

Maamulka Degmadda Garowe oo ka hadlay Amaanka Caasimadda (dhegayso)

Duqa Caasimada Puntland ee garoowe Xasan Maxamed Ciise oo radio daljir warysi siiyay ayaa Shacabka ku noo garoowe ugu baaqay inay Soo dhaweyn balaaran u Sameeyaan Xulka kubadda Cagta Puntland oo bari Imana doona Garoowe SIda uu SHeeeegay Gudoomiye Xsan Goodir .

Dhinaca Kale Xasan Maxamed Ciise Duqa Garoowe ayaa ka Hadlay Amnaaka Guud ee Caasimada Puntland Wuxuuna shegay in Amnaaka Magaaladu Fiican yahay Ayna Ciimadu Si fiican u SHaqeynayaan Isagoona shacabka ka Codsaday inay Ciidamada la Shaqeeyaan ..

Cabdi Xakiin Xusein Xasan ayuu u waramay

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a4166470401009155c96c3b/Waraysi_Duqa+Degmada+Garoowe+Xsan+Maxamed+Ciise.mp3?_=1
Exit mobile version