Maamulka Degmadda Buursalax oo Daljir uga Waramay Hormaro kasocda Degmaddas (dhegayso)

Maamulka Degmadda Buursalax oo Daljir uga Waramay Hormaro kasocda Degmaddas (dhegayso)

Xoghayaha dawlada hoose ee degmada bursalax oo la soo xiriiray Radio daljir ayaa ka hadlay wacyigalin ay mamaulka degmadu ka wado tuulooyinka hoos yimaada degmadda.

Masuulkan ayaa sheegay in degmadda ka socota horumar balaran oo dhinacyo badan ah sida waxbrashada,Cafimaadka oo uu ku sheegay inay meel fiica marayso.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Waraystay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com