Maamulka Degmadda Balidhidin oo codsaday dhismaha Wadooyin (dhegayso)

Maamulka Degmadda Balidhidin oo codsaday dhismaha Wadooyin (dhegayso)

Iftin Maxamed Shire Guddoomiye ku xigeenka Degmadda Balidhidin ee gobalka Bari oo Waraysi sinaysay Radio daljir ayaa ka hadashay xaaladda Amni,Cafimaad iyo waxbarasho.

Waxay ka hadashay Hormaradda iyo goobaha waxbarasho ee kajirra degmadda iyo Xaaladda Amaan,iyado sheegtay in degmadda leedahay Ciidamo Boolis.

Dhinaca kale Dowladda Puntland ayaay u dirtay baaq ku aadan in loo sameeyo wadooyin iyo xarunta saldhiga oo ay sheegtay in uu bur bur soo gaaray.

Hoos kadhagayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com