Maamulka Degmada Jariiban oo shir isugu yeeray Bulshada Degmadda (dhegayso)

Maamulka Degmada Jariiban oo shir isugu yeeray Bulshada Degmadda (dhegayso)

Maamulka cusub ee degmada Jariiban ayaa maanta xili ay warbaahinta kula hadlayeen degmada Jariiban waxay ka hadleen shir dhamaan laysugu keenayo Bulshada kunool degmada Jariiban.

Gudoomiyaha Cusub ee degmada Jariiban Maxamuud Maxamed Maxamuud ( Muufo),ayaa sheegay shirkaasi Muhiimka ah inay doonayaan inay Bulshada kala tashtaan Hormarinta Degmada iyo Kicinta Dakhliga Dawlada ee Degmada Jariiban ee gobolka Mudug,

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com