Site icon Radio Daljir

Maalinta Haweenka Aduunka oo loo diyaar garoobayo (dhegayso)

Maalinta berri ah waxay ku beegan tahay 8-March,waana maalinta qaramada midoobay ay u aqoon satay maalinta haween waynaha adduunka ,taasi oo hadda laga joogo markii lagu dhawaaqay 108 sanno.

Haddaba warbixintaan waxaa innoga diyaariyay Axmed Sheekeeye oo garoowe Jooga.
https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a9fbfe0010100a4b5cbc885/Warbixinta+xuska+maalinta+haweenka+Adduunka+8+March+by+Axmed+Sheekeeye.mp3?_=1

Exit mobile version