Layrarkii Cadceedda Soolaraha ee Bosaso oo u dabar go’aya tuug iyo daryeel la’aan (daawo)

Layrarkii Cadceedda Soolaraha ee Bosaso oo u dabar go’aya tuug iyo daryeel la’aan (daawo)

Layrarka Cadceedda Soolaraha ee Bosaso aaya qarka u saaran inay dabar go’aan maadaama aanay jirin cid xil iska saarta inay ka warhayso ama ilaaliso.

Hoos kadaawo Maxamuud Cabdi Ibraahim oo warbixintan ku eegaya.

 

 

 

Layrarkii Cadceedda Soolaraha ee Bosaso oo u dabar go'aya tuug iyo daryeel la'aan. daawo xaaladooda. Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa fahfaahinaya.

Layrarkii Cadceedda Soolaraha ee Bosaso oo u dabar go'aya tuug iyo daryeel la'aan. daawo xaaladooda. Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa fahfaahinaya.

Posted by Radio Daljir on Monday, February 18, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com