Lataliyaha dhanka siyaasada ee DFS Salaad Cali Jeele oo eedeen u jeediyay Xasan Sheekh Maxamuud (dhegayso)

HomeWararka

Lataliyaha dhanka siyaasada ee DFS Salaad Cali Jeele oo eedeen u jeediyay Xasan Sheekh Maxamuud (dhegayso)

Salaad Cali Jeele oo ah lataliyaha dhanka siyaasadda ee madaxweynaha Soomaaliya ayaa Madaxweynhii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ku dhalilay in uu Muqdisho ka wado olole ka dhan ah dowladda Soomaaliya isagoo shirar gooni gooni ah la yeeshay Beesha uu ka soo jeedo . Dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c2c8bc604010079a830aff4/Salaad+Cali+Jeele+.mp3

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)
Raysal wasaare Khayre oo kulan la yeeshay madaxwaynaha Koonfur Galbeed

Salaad Cali Jeele oo ah lataliyaha dhanka siyaasadda ee madaxweynaha Soomaaliya ayaa Madaxweynhii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ku dhalilay in uu Muqdisho ka wado olole ka dhan ah dowladda Soomaaliya isagoo shirar gooni gooni ah la yeeshay Beesha uu ka soo jeedo .

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: