Laftagreen oo ku dhawaaqay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare Shan ka mid ah

Laftagreen oo ku dhawaaqay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare Shan ka mid ah

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa ku dhawaaqay Liiska xubnaha cusub ee tartamayaasha Aqalka Sare Shan kursi oo kamid ah.

Waxaa uu xusid mudan in labo kursi oo ka mid ah Shantaasi ay ku tartami doonaan haweenka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com